Af-Soomaali Somali

Ka raadi macluumaadka iyo illo Wasaarada Bulshooyinka Qowmiyadaha oo Soomaali.
Cyclone

Duufaanta Gabrielle iyo taageerada fatahaada Auckland Cyclone Gabrielle and Auckland flooding support

Raadi macluumaad ku saabsan taageerada loo heli karo dadka ay saameysay dhacdooyinka cimilada daran ee hadda.
Health

Muuqaalada caafimaadka ee bulshooyinka qowmiyadaha Health videos for ethnic communities

Waxaan u abuurnay muuqaalo nool oo taxane xog ogaal ah oo loogu tallogalay bulshooyinkeena qowmiyadaha oo ka hadlaya mowduucyo caafimaad oo kala duwan sida caafimaadka dumarka iyo ragga, tallaalada, dawooyinka ka hortaga fayraska, iwm.
Language

Taageerada luuqada markii aad soo waceysid adeegyada dowladda Language support when calling government services

Haddii aad soo waceysid hay'ada dowladda oo aad u baahantahay caawin luuqad, weydiiso turjubaan. Ka ogow wax badan oo ku saabsan adeegaan oo dajiso buug-yaraha si aad ula wadaagtid bulshadaada.
Funding

Maalgelinta Hormarinta Qowmiyada Bulshada Ethnic Communities Development Fund

Wasarada Bulshada Qowmiyada waxay bixisaa malgelin si ay surtogelineyso ururada bulshada inay ka ciyaran dorkooda ay ku tagerayan bulshada.
Posters v2

Warqaddaha waaweyn iyo ilaha Posters and resources

Raadi oo ku dajiso waraaqaha iyo illaha af Soomaali oo ay sameysay Wasaarada Bulshooyinka Qowmiyadaha.

Last modified: