Xaaladdaha degdeg ah ayaa dhici kara waqti walba, meelwalba Emergencies can happen anytime, anywhere

Wasaradda Qowmiyadda Bulshooyinka iyo Wakaaladda Maareynta Xaaladda Degdeg ah ee Qaranka waxay si wada jir ah uga shaqayeen inay abuuraan fiidiyowdaan taxanaha ah, Sidaa darteed bulshooyinkeena waa inay ogaadaan waxa la sameeynayo si loogu diyaargaroobo musoiibooyinka kala duwan iyo xaaladdaha degdeg ah, iyo sida looga jawaabo markay dhacaan.

Muuqaalo Videos

  • Side loo sameeyo qorshaha xaaladda degdeg ah | How to make an emergency plan
    Fiidiyowgan wuxuu sharraxaya sida loo sameeyo qorshaha xaaladda degdega ah.
    Daawo fiidiyowgaan
  • Waxaa aad u baahan doontaa xaaladda degdega ah | What you will need in an emergency
    Fiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa aad u baahan doonto xaaladda degdega ah.
    Daawo fiidiyowgaan
  • Waxaa la sameeynayo dhulgariirka | What to do in an earthquake
    Fiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa la sameeyo dhulgariirka.
    Daawo fiidiyowgaan
  • Waxaa lagu sameeynayo sunaamiga | What to do in a tsunami
    Fiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa la sameeynayo sunaamiga.
    Daawo fiidiyowgaan
  • Waxaa la sameeynayo fatahaada | What to do in a flood
    Fiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa lagu sameeynayo fatahaada.
    Daawo fiidiyowgaan
  • Waxaa la sameeynayo duufaanta | What to do in a storm
    Fiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa la sameeynayo duufaanta.
    Daawo fiidiyowgaan
  • Waxaa lagu sameeynayo dabka | What to do in a fire
    Fiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa la sameeynayo dabka.
    Daawo fiidiyowgaan
  • Waxaa la sameeynayo inta lagu jirto shaqada foolkanada | What to do during volcanic activity
    Fiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa la sameeyo inta lagu jira howsha folkaanada.
    Daawo fiidiyowgaan

Qabka loo qorsheeya xaaladaha degdegga ah ee qoyska | Household emergency plan template

Qorshaha xaaladaha degdegga ah ee qoyska loogu talagalay wuxuu kayeela qof kasta oo reerka ka mid ah in u ogaado waxa la sameeyo haddii ay dhacdo xaalad degdeg ah iyo sida loogu diyaargaroobo. Qorshe sameynta waxa ay caawisaa in hadi ey dhacdo xaaladaha degdegga ee dhabta ah ay kaa yareyso walbahaarka.

Qorshe la samee qoyskaaga si aad xaalad degdeg ah uga gudubtaan. Ka fikir waxyaabaha aad u baahantahay maalin walba oo kana shaqee waxa aad sameyn laheyd hadii aadan heysan waxyaabahas.

Get Ready website English

Wax badan ka ogow Find out more

Wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan diyaargarowga iyo ka jawaabida xaaladdaha degdeg ah, booqo www.getready.govt.nz

Last modified: