Jadeecada, Qaamo-qashiirta, iyo jadeeco jarmalka
-
Waa maxay jadeeco? | What is measles?
Jadeecadu waa cudur fayras oo keeni kara jirro halis ah. Baro calaamadaha cudurka iyo waxa aad sameyn karto haddii ay kugu dhacdo jadeeco.
-
Ka ilaalinta naftaada cudurka jadeecada | Protecting yourself against measles
Is-ilaalinta ugu fiican ee cudurka jadeecadu waa in la is tallaalo Wax ka ogow tallaalka MMR, oo ay ka mid tahay qaabka, goorta iyo meesha aad isku ta
-
Macluumaad khaldan | Misinformation
Macluumaad khaldan si sahal ah ayaa loo faafiyaaoo waxay keeni kartaa waxyeelo haddii dadka ma awoodaan inay sheegaanhaddii la xaqiijiyay iyo in kale.
Cudurka wadnaha iyo sonkorowga
-
Sonkorowga | Diabetes
Sonkorowga waa xaalad caafimaad oo haddii aan la xakameyn, ku sababi karto waxyeelo weyn qeybo badan oo jirkeena ah.
-
Cudurka wadnaha | Heart disease
Cudurka halbowlaha wadnaha waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu horeya ee sababa dhismada ee Aotearoa New Zealand.
Macluumaadka guud ee caafimaadka
-
COVID-19 illaa iyo hadda iyo casharada laga bartay | COVID-19 lessons learned so far
COVID-19 wuxuu saameyn weyn ku yeeshay nolosha Aotearoa New Zealand, wuxuuna soo bandhigay caqabado u gaar ah bulshooyinka qowmiyada.
-
Caafimaadka damiirka | Mental health
Muuqaalkaan, waxaan wadaageynaa macluumaadka ku saabsan adeegyada taageerada Caafimaadka Damiirka ee Aotearoa New Zealand.
-
Caafimaadka ragga | Men's health
Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka caafimaadka ee ku saabsan kansarka kaadi haynta.
-
Caafimaadka dumarka | Women's health
Muuqaalkaan, waxaan kula wadaageynaa macluumaadka caafimaadka Dumarka ee ku saabsan kansarka naasaha iyo baaritaanka kansarka ilmo galeenka.
-
Dadka waayeelka ah | Older person's health
Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka caafimaadka guud ee dadka waayeelka.
-
Caafimaadka dhalinyarada | Youth health
Muuqaalkaan, waxaan ku wadaageynaa macluumaad ku saabsan dadka da'yarta ah ee sida aad ugu xirmi kartid adeegyada caafimaadka damiirka.
-
Daawada ka hortaga fayraska | Anti-viral medication
Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka guud ee ku saabsan daawooyinka ka hortaga COVID-19.
-
Tallaalada | Immunisations
Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka ku saabsan tallaalada laga heli karo Aotearoa New Zealand.
-
Caafimaadka carruurta | Children's health
Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka guud ee ku saabsan Daryeelka Caafimaadka ee carruurteena.