Translation Directory

Filter
Document Name
Joogteynta badqabka onlaynka internet-ka Keeping safe online
Ilaalinta ururkaada si nabadgelyo ah internet-ka Keeping your organisation safe online
Taageerada luuqada markii aad soo waceysid adeegyada dowladda Language support when calling government services
Macluumaad khaldan Misinformation
Ka ilaalinta naftaada cudurka jadeecada Protecting yourself against measles
Ka wada hor imaatinka ka dhanka ah naceybka Aotearoa Standing together against hate in Aotearoa
Waa maxay jadeeco? What is measles?
Waxaa la sameeynayo inta lagu jirto shaqada foolkanada What to do during volcanic activity
Waxaa lagu sameeynayo dabka What to do in a fire
Waxaa la sameeynayo fatahaada What to do in a flood
Document Name Language Description Topic Agency Format Audience
Joogteynta badqabka onlaynka internet-ka Keeping safe online Af-Soomaali | Somali

Raadi macluumaad kaa caawiya inaad fahamto tallaabooyinka aad qaadayso si aad naftaada ugu dhigto badqab qab onlaynka.

Find information to help you to understand what steps you should take to keep yourself safe online.

Online safety Ministry for Ethnic Communities (MEC) HTML Community
Ilaalinta ururkaada si nabadgelyo ah internet-ka Keeping your organisation safe online Af-Soomaali | Somali

Raadi macluumaad kaa caawiya inaad fahamto tallaabooyinka aad qaadayso si aad naftaada ammaan u ahaato onlaynka.

Find information to help you understand what steps you can take to keep your community group or organisation safe online.

Online safety Ministry for Ethnic Communities (MEC) HTML Organisations
Taageerada luuqada markii aad soo waceysid adeegyada dowladda Language support when calling government services Af-Soomaali | Somali

Haddii aad soo waceysid hay'ada dowladda oo aad u baahantahay caawin luuqad, weydiiso turjubaan. Ka ogow wax badan oo ku saabsan adeegaan oo dajiso buug-yaraha si aad ula wadaagtid bulshadaada.

If you need language support when calling a government agency, ask for an interpreter. Learn more about this service and download flyers to share with your community.

Language Ministry for Ethnic Communities (MEC) HTML Community
Macluumaad khaldan Misinformation Af-Soomaali | Somali

Macluumaad khaldan si sahal ah ayaa loo faafiyaaoo waxay keeni kartaa waxyeelo haddii dadka ma awoodaan inay sheegaanhaddii la xaqiijiyay iyo in kale. Waqti qaado oo dib u milicso markaad wax akhrinayso, gaar ahaanagagaarka macluumaadka caafimaadka.

Misinformation is easily spread and can cause harm if people are unable to tell if it’s verified or not. Take time and reflect when reading.

Health Ministry for Ethnic Communities (MEC) Video Community
Ka ilaalinta naftaada cudurka jadeecada Protecting yourself against measles Af-Soomaali | Somali

Is-ilaalinta ugu fiican ee cudurka jadeecadu waa in la is tallaalo Wax ka ogow tallaalka MMR, oo ay ka mid tahay qaabka, goorta iyo meesha aad isku tallaali karto.

Your best protection against measles is to get vaccinated. Find out about the MMR vaccination, including how, when and where to get immunised.

Health Ministry for Ethnic Communities (MEC) Video Community
Ka wada hor imaatinka ka dhanka ah naceybka Aotearoa Standing together against hate in Aotearoa Af-Soomaali | Somali

Naceybka wuxuu saameyn karaa qof walba oo wuxuu ku sababi karaa waxyeelo dhammaanteen, asabteena, qoyskeena ballaaran, iyo bulshooyinkeena

Hate can affect anyone and causes harm to all of us, our friends, our whānau, and our communities

Human Rights NZ Police PDF Community
Waa maxay jadeeco? What is measles? Af-Soomaali | Somali

Jadeecadu waa cudur fayras oo keeni kara jirro halis ah. Baro calaamadaha cudurka iyo waxa aad sameyn karto haddii ay kugu dhacdo jadeeco.

Measles is a viral disease that can cause serious illness. Learn about the symptoms and what to do if you catch measles.

Health Ministry for Ethnic Communities (MEC) Video Community
Waxaa la sameeynayo inta lagu jirto shaqada foolkanada What to do during volcanic activity Af-Soomaali | Somali

Fiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa la sameeyo inta lagu jira howsha folkaanada.

This video explains what do during volcanic activity.

Emergency Preparedness Ministry for Ethnic Communities (MEC) Video Community
Waxaa lagu sameeynayo dabka What to do in a fire Af-Soomaali | Somali

Fiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa la sameeynayo dabka.

This video explains what to do in a fire.

Emergency Preparedness Ministry for Ethnic Communities (MEC) Video Community
Waxaa la sameeynayo fatahaada What to do in a flood Af-Soomaali | Somali

Fiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa lagu sameeynayo fatahaada.

This video explains what to do in a flood.

Emergency Preparedness Ministry for Ethnic Communities (MEC) Video Community

Last modified: