Muuqaalada caafimaadka ee bulshooyinka qowmiyadaha Health videos for ethnic communities

Waxaan u abuurnay muuqaalo nool oo taxane xog ogaal ah oo loogu tallogalay bulshooyinkeena qowmiyadaha oo ka hadlaya mowduucyo caafimaad oo kala duwan sida caafimaadka dumarka iyo ragga, tallaalada, dawooyinka ka hortaga fayraska, iwm.

COVID-19 illaa iyo hadda iyo casharada laga bartay

COVID-19 wuxuu saameyn weyn ku yeeshay nolosha Aotearoa New Zealand, wuxuuna soo bandhigay caqabado u gaar ah bulshooyinka qowmiyada.

 

Caafimaadka Damiirka

Muuqaalkaan, waxaan wadaageynaa macluumaadka ku saabsan adeegyada taageerada Caafimaadka Damiirka ee Aotearoa New Zealand.

 

Caafimaadka Ragga

Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka caafimaadka ee ku saabsan kansarka kaadi haynta.

 

Caafimaadka Dumarka

Muuqaalkaan, waxaan kula wadaageynaa macluumaadka caafimaadka Dumarka ee ku saabsan kansarka naasaha iyo baaritaanka kansarka ilmo galeenka.

 

Dadka waayeelka ah

Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka caafimaadka guud ee dadka waayeelka.

 

Caafimaadka Dhalinyarada

Muuqaalkaan, waxaan ku wadaageynaa macluumaad ku saabsan dadka da'yarta ah ee sida aad ugu xirmi kartid adeegyada caafimaadka damiirka.

 

Daawada ka hortaga fayraska

Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka guud ee ku saabsan daawooyinka ka hortaga COVID-19.

 

Tallaalada

Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka ku saabsan tallaalada laga heli karo Aotearoa New Zealand.

 

Caafimaadka Carruurta

Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka guud ee ku saabsan Daryeelka Caafimaadka ee carruurteena.

Last modified: