Muuqaalada caafimaadka ee bulshooyinka qowmiyadaha Health videos for ethnic communities

Waxaan u abuurnay muuqaalo nool oo taxane xog ogaal ah oo loogu tallogalay bulshooyinkeena qowmiyadaha oo ka hadlaya mowduucyo caafimaad oo kala duwan sida caafimaadka dumarka iyo ragga, tallaalada, dawooyinka ka hortaga fayraska, iwm.
  • Sonkorowga | Diabetes
    Sonkorowga waa xaalad caafimaad oo haddii aan la xakameyn, ku sababi karto waxyeelo weyn qeybo badan oo jirkeena ah.
  • Cudurka wadnaha | Heart disease
    Cudurka halbowlaha wadnaha waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu horeya ee sababa dhismada ee Aotearoa New Zealand.
  • COVID-19 illaa iyo hadda iyo casharada laga bartay | COVID-19 lessons learned so far
    COVID-19 wuxuu saameyn weyn ku yeeshay nolosha Aotearoa New Zealand, wuxuuna soo bandhigay caqabado u gaar ah bulshooyinka qowmiyada.
  • Caafimaadka damiirka | Mental health
    Muuqaalkaan, waxaan wadaageynaa macluumaadka ku saabsan adeegyada taageerada Caafimaadka Damiirka ee Aotearoa New Zealand.
  • Caafimaadka ragga | Men's health
    Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka caafimaadka ee ku saabsan kansarka kaadi haynta.
  • Caafimaadka dumarka | Women's health
    Muuqaalkaan, waxaan kula wadaageynaa macluumaadka caafimaadka Dumarka ee ku saabsan kansarka naasaha iyo baaritaanka kansarka ilmo galeenka.
  • Dadka waayeelka ah | Older person's health
    Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka caafimaadka guud ee dadka waayeelka.
  • Caafimaadka dhalinyarada | Youth health
    Muuqaalkaan, waxaan ku wadaageynaa macluumaad ku saabsan dadka da'yarta ah ee sida aad ugu xirmi kartid adeegyada caafimaadka damiirka.
  • Daawada ka hortaga fayraska | Anti-viral medication
    Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka guud ee ku saabsan daawooyinka ka hortaga COVID-19.
  • Tallaalada | Immunisations
    Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka ku saabsan tallaalada laga heli karo Aotearoa New Zealand.
  • Caafimaadka carruurta | Children's health
    Muuqaalkaan waxaan wadaageynaa macluumaadka guud ee ku saabsan Daryeelka Caafimaadka ee carruurteena.

Last modified: