Bulshooyinkeena Our communities

Bulshooyinka Aotearoa New Zealand waa koox aad u kala duwan, oo ka dhigan in ka badan 200 oo qowmiyadood waxayna ku hadlaan in ka badan 160 luqadood.

Bulshooyinka qawmiyadaha waxaa ka mid ah qof kasta oo u aqoonsan sida:

  • Afrikaan
  • Aasiyaan
  • Qaaradaha Yurub
  • Laatiin-Maraykan
  • Bariga Dhexe.

Tan waxaa ku jira qaxootiga hore, magangalyo-doon, muhaajiriin cusub iyo kuwo ku meel gaar ah, degeyaal muddada dheer ah, iyo jiilal badan ee reer New Zealand.

Wax ka ogow bulshooyinka qowmiyadeed ee New Zealand

Hel ururada bulshada

Last modified: