Af-Soomaali Somali

Ka raadi macluumaadka iyo illo Wasaarada Bulshooyinka Qowmiyadaha oo Soomaali.

Yaanu nahay Who we are

  • Nagu saabsan | About us
    Wasaaradda Bulshooyinka Qowmiyadaha waa lataliyaha ugu sarreeya ee dowladda ee kala duwanaanshaha qowmiyadeed iyo ka mid noqoshada bulshada New Zealan
    Wax badan ka ogow
  • Bulshooyinkeena | Our communities
    Bulshooyinka Aotearoa New Zealand waa koox aad u kala duwan, oo ka dhigan in ka badan 200 oo qowmiyadood waxayna ku hadlaan in ka badan 160 luqadood.
    Wax badan ka ogow
  • Maalgelinta | Funding
    ECDF waxay leedahay $4.2 milyan sanadkii diyaar u ah mashaariicda bulshada. Waa inay la jaanqaadaan qorshayaasha istiraatijiyadeed ee Wasaaradda si ay
    Wax badan ka ogow

Macluumaadka iyo adeegyada dowladda Government information and services

  • Duufaanta Gabrielle iyo taageerada fatahaada Auckland | Cyclone Gabrielle and Auckland flooding supp
    Raadi macluumaad ku saabsan taageerada loo heli karo dadka ay saameysay dhacdooyinka cimilada daran ee hadda.
    Wax badan ka ogow
  • Taageerada luuqada markii aad soo waceysid adeegyada dowladda | Language support when calling govern
    Haddii aad soo waceysid hay'ada dowladda oo aad u baahantahay caawin luuqad, weydiiso turjubaan. Ka ogow wax badan oo ku saabsan adeegaan oo dajiso bu
    Wax badan ka ogow

Muuqaalo Videos

  • Muuqaalada caafimaadka ee bulshooyinka qowmiyadaha | Health videos for ethnic communities
    Waxaan u abuurnay muuqaalo nool oo taxane xog ogaal ah oo loogu tallogalay bulshooyinkeena qowmiyadaha oo ka hadlaya mowduucyo caafimaad oo kala duwan
    Ka daawo muuqaalka halkaan
  • Maalgelinta Hormarinta Qowmiyada Bulshada | Ethnic Communities Development Fund
    Daawo muuqaalkan sida loo codsado maalgelin.
    Wax badan ka ogow
Posters

Warqaddaha waaweyn iyo ilaha Posters and resources

Raadi oo ku dajiso waraaqaha iyo illaha af Soomaali oo ay sameysay Wasaarada Bulshooyinka Qowmiyadaha.

Last modified: